Daawo: -Imtaaxaanka u socda Ardayda Culuumta Caafimaadka Ee Adal Oo la Kormeeray
Daawo: -Imtaaxaanka u socda Ardayda Culuumta Caafimaadka Ee Adal Oo la Kormeeray, Ardaydan oo Barata Culuumta dhanka Caafimaadka ayaa u Fadhiitay Imtixaan Waxaana Saaka Kormeerku Sameeyay Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ee Gobolka Awdal