Waa kuma Masuulka Somaliga ah ee Loo Doortay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Ethiopia

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Ethiopia ayaa Shalay Guddoomiye u doortay Aadan Faarax Ibraahim oo ahaa  hore u soo Noqday  Madaxweyne ku-xigeenkii Dawlada Deegaanka Somaliada Ethiopia ..

 

Aadan Faarax ayaa noqonaya qof kii ugu horreeyey ee Soomaali ah ee qabta jago sidaas u sarraysa.

 

 

Aqalka federaaalka Ethiopia oo ka kooban 153 xubnood ayaa laga soo xulaa Qowmiyadaha iyo gobollada dalkaasi, Soomaaliduna waxa ay ku leedahay 6 xubnood oo matala gobolka Soomaalida.

 

 

Doorashadiisa ayaa ka dambaysay markii toddobaadkan ay is casishay Guddoomiyihii Aqalkaasi, Keira Ibraahim, oo ka biya diidneyd doorashada dib loo dhigay ee dalkaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker