Mid Ka Mid Ah Askartii Dishay Floyd Oo La Sii Daayey
Thomas Lane, 37, oo ka mid ah Afartii Sarkaal booliiska ahaa oo ku eedaysnaa dilkii George Floyd, ayaa lagu siidaayay damiin Arbacadii shalay.
Lane oo lagu soo oogay inuu gacan ka geystay dilka George Floyd,, ayaa la dhigay lacag dhan $ 750,000 oo Damaanad ah sida uu Wariyay Tv-ga ABC .