WADAN ICTIRAAF DOONAYAA SHARCIGUU DHIGTUU KU DHAQMAA OO DUNIDA TUSAA SIDUU XALAAL U YAHAY.
Waxaa muuqata in SOMALILAND lafteedii aanay is ictiraaf sanayn oo aanay LAFTEEDII IS QIRSANAYN OO HUBAALA.DIStOORKAY samaysatay itaal kasta ha lahaadee aanay ku dhaqmayn oo tacadiyaddii ay bulshada ay sheeganayso kula dhaqmayso waxyaalo xukun QARQOOSH AH. XUKUN QARQOOSHKA magacani wuxuu inaga soo galay xagga masaaradii hore boqolaal sano ka hor ayaa waxaa soo maray boqor la odhan jiray MALIK QARQOOSH oo ula dhaqmi jiray shacabkii hoos joogay siday maanta Xukuumadda Muse Biixi ula dhaqmayso shacabka. Wuxuu boqorkaasi xukunkiisu ahaa gole ka guul aan buugna laga eegin. Tusaale waxaa ka mid ahaa NINBAA NIN FAASH KU DILAY MARKAASAA NINKII WAX DILAY BOQOR QARQOOSH LOO KEENAY OO KIISKIINA LOO SHEEGAY , BOQORQOOSH MARKIIBA GOAAN GOLE KA FUULA BUU GAADHAY WUXUU YIDHI NINKA WAX DILAY ISKA SII DAAYA OO DOONA FAASHKA UU LA DHACAY NINKII SAMEEYEY OO DILA NINKAA DABADEED NINKII FAASHASHKA SAMAYN JIRAY BAA LA DILAY.imika waxaa ka dhigan booliiskan rinjiyeystay buurbuurta kuwa watay ee qaadka sitay aanay lahay oo kiisaskii Aanay maxkamadii kasoo dhammaan uu Muse Biixi yidhi rinjiyeysta . Inuu xukunkaasi Muse Biixi ka markhaatiyahay , Muse Biixi waakii inoo sheegay inuu bakhaar cunto iyo xawaashyo ka gurtay ninkii lahaana markuu lacagtii weydiiyey KU YIDHII QORIGAYGAA KU QOR imika dadkii gawaadhida lahaa waa qori baan idinkaga qaaday WAA XUKUN QARQOOSH ADDUUNKII ICTIRAAF KA AHAYNU KA DOONAYNAY IYO SOMALIDII AYNU DOODA LA GELEYNAY WAY INA DAAWANAYAAN .markaa meeshii hadday Xukuumaddu dunida tusayso inaan sharci jirin cid investement wadanka gashan kartaa ma jirayso meel aan qaannuun XUKUN Military aan lagu soo rogin oon baarlamaanku jirin oo hadli karin sharciga maarshaal law ga ah ee shaqaynaya aanay baaramaanku sheeggu la hadli karin.