“Suugaanta Somalidu Waa Bilaa Xikmad; Laba ilaa Sadex Maanso/Gabay mooye” Qoraa Abdirahman Daud.
Barnaamijkii Axada ee Tempo Afric TV waxa marti u ahaa Qoraa, Aqoonyahan Abdirahman Daud oo si qoto dheer u sharaxay Suugaanta Somalida, Xikmada iyo waxa uu ku saleeyay Cilmi baadhistiisa.
Hadii aad jeceshahay inaad soo bandhigto dood ka duwan tan Abdirahman ama aad nala wadaagto aqoon dheeri ah, nagala soo xidhiidh e-mailkan: geedwareershe@gmail.com
Mohamud Sh. Abdi Yusuf
Bahda Tempo Afric TV
Minneapolis, Minnesota, USA