Daawo: Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Aan Wali Go’aan Ka Gaadhin Qabsoomida Imtixaanadii Shahadiga Ahaa
Daawo: Somaliland Oo Aan Wali Go’aan Ka Gaadhin Qabsoomida Imtixaanadii Shahadiga Ahaa, Waxaana arintaas Warbaahintu waxka Waydiisay Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland md Daauud ahmed Faarax