Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Awaamiir Cul-culus soo saaray iyo Farriin uu u diray Shacabka
Hargeysa (OWN)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeya Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), ayaa sheegay in ciidanka Boolisku beegan dheeraad ah ka galayaan ilaalinta Amniga xilliga bisha Barakaysan ee Ramaadaan iyo ilaalinta Awaamiirta ay soo saareen Guddiga ka-hortagga cudurka Covid-19.
Muuqaalka Hoose ka daawo hadalka Taliye Dabagale