Shil Gaadhi Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Dacar-budhuq

Ugu yaraan Afar qof ayaa ku geeriyooday siddeed kalana way ku dhaawacmeen kadib markii uu shil gaadhi maanta Duhurkii ka dhacay Dacar-budhuq .

 

Gaadhiga Dhacay Oo ka mid Ahaa baaburta qaada dadwaynaha ee Bixin Group basaska loo yaqaaan , iyadoo  mudooyinkii ugu danbeeyay dalka   ku soo badanaya Shilalka gaadiidka.

 

Inaa liilaahi wa innaa illayhi Raajicuun Ilahy Ha unaxariisto inta ku dhimatay inta Dhaawaca ahna ale hacaafiyo.

Oodweynenews Hargeysa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker