Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Laba Beelood U Dhaxeeya Oo Ka Dhacay Galbeed Magaalada Laascaanood

Laascaanood (OWN)-Xildhibaan Cabdixakiim Faarax Budeeye, oo ka tirsan mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay dagaal laba beelood u dhaxeeya oo ka dhacay deeganka Dhumay oo qiyaastii 80KM dhinaca galbeed ka xiga magaalada laascaanood, Halkan hoose ka DAAWO

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker