Daawo: Maayarka Borama Oo ka Hadlay Weerar Lagu Qaaday Xalay Gurigiisa kana Gaabsaday Su’aalo Laga Waydiyay.
Daawo: Maayarka Magaalada Borama Saleebaan Xassan Xaddi oo ka Hadlay Weerar Lagu Qaaday Xalay Gurigiisa ayaa ka Gaabsaday Suaalo Kulul oo Ay Warbaahintu ka Waydiisay Dhacdadaasi Xalay .
Halkan Hoose Ka Daawo Sharaxaada Uu Maayarku Ka Bixiyay Weerarkaasi.