Macluumaadka Dadka Laga Helay Caabuqa Covid-19 Ee Soomaaliya

Wasaaradda caafimaadka ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan dadka uu ku dhacay caabqua Covid-19 ee gudaha dalka Soomaaliya.

Warka wasaaradda ayaa lagu xusay in dad gaadhaya 222 qof laga baadhay caabuqa, isla markaana laga helay 80 qof oo ka mid ah. 70 ka mid ah dadka laga helay caabuqu waxay ahaayeen lab halka 10-na ay ahaayeen dhedig. Dad dhan 60 qof ayaa sidoo kale sugaya jawaabaha shaybaadhka. Waxa sidoo kale xusid mudan in 60% dadkan ay da’doodu u dhaxayso 20-40 sano jir.

Macluumaadka wasaaradda halkan ka akhriso.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker