Baayaankii Cabdiraxmaan Baadiyow

Ma Israel iyo Ethiopia ayaa ka danbeeyay ku dhawaaqidii Somaliland Waxan ku bilaabi magaca Ilaahay ee naxariis guud iyo mid gaaraba u saaxibka ah “Qabsada xadhiga ilaahay dhamaantiin, hana kala tagina” Maalintii ay taariikhdu ahayd 17/5/1991 kuna beegnayd 3/11/1411 Hijriya, ururka dhaqdhaqaaqa gooni u goosadka ah ee hore loogu yaqaanay ururka Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaliyeed, ama … Continue reading Baayaankii Cabdiraxmaan Baadiyow