Daawo :- Wasiirka Gadiidka Duulista Iyo Hawada Somaliya Ayaa Sheegay in aanay Somaliya Iyo Somaliland Isku Hayn Hawada Islamarkaana Dhul Somaliyeed Laga Xukumayo,
Muqdisho(OWN)Wasiirka gaadiidka duulista iyo hawada somaliya maxamed salaad Oomaar oo waraysi gaar ah siinayey mid ka mid ah telefishanada ka hawl gala muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in aanu jirin khilaaf hawada ah oo u dhexeeya somaliland iyo somaliya
Halkan hoose ka Daawo
https://youtu.be/44JzRxdfzd8