Daawo:-Garaadka Guud Ee Soomaalida Itoobiya Garaad Kulmiye Oo Eedeymo Culus U Jeediyey Buuga Uu Qoray Wasiirka Warfaafinta Somaliland C/raxmaan Guri-barwaaqo
Daawo:-Garaadka Guud ee deeganka Somalida Itoobiya Garaad Kulmiye ayaa waxaa uu eedeymo u jeediyey buug uu qoray wasiira Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo taas oo wax lagaga sheegay Halgamaagii Sayyid Maxamed Cabdile Xassan iyo qaar ka mid ah haweenka reer Somaliland,,,,,,,,,,,, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan