Kooxda Manchester United Oo Go’aan Ka Gaadhaysa Mustaqbalka Laacibka Odion Ighalo
Daawo: Odion Ighalo waxa uu isu geyn Manchester United u ciyaaray siddeed kulan oo Saddex ka mid ah uu kusoo bilowday safka hore, waxaana uu dhaliyey Afar gool iyo mid uu Caawiye ka Ahaa.
Waxaanu si rasmi ah u degay Qalbiga Tababare Ole Gunners Solskjaer, Hase yeeshee heshiiskii Amaahda ahaa ee uu Old Trafford ku yimid bishii January ayaa dhamaanayaa xilliga uu horyaalku fasaxa ugu jiro Xanuunka Coronavirus.
Laacibkan reer Nigeria oo Man United Marka hore ay Amaah kaga soo Qaadatay kooxda Shanghai Shenhua, ayaa Heshiiskaasina Waxa uu ku Egyahay May 31, Inta Xiligaa ka Horraysana Man Unied waxay u Muuqataa inaanay wax Ciyaara Yeelan Doonin .
HADABA FALANQAYN KU SAABSAN CIYAARAHA HALKAN HOOSE KA DAAWO
https://youtu.be/TE8clx7wLj8?t=22
ah uu kusoo bilowday safka hore, waxaana uu dhaliyey afar gool iyo mid uu caawiye ka noqday, waxaanu si rasmi ah u degay qalbiga tababare Ole Gunners Solskjaer, hase yeeshee heshiiskii amaahda ahaa ee uu Old Trafford ku yimid bishii January ayaa waxa uu dhamaanayaa xilliga uu horyaalku fasaxa ugu jiro xanuunka Coronavirus.
Laacibkan reer Nigeria oo United ayaa amaahdii ay United kaga soo qaadatay kooxda Shanghai Shenhua, waxa uu ku egyahay May 31, xilligaas oo ay u badan tahay in United aanay inta ka horreysay wax ciyaaro ah yeelanin.
https://youtu.be/TE8clx7wLj8?t=5