Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo ka Shiray Xalada Siyaasaseed ee Dalka

Guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Musharrax Madaxweyne Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo Mudane Cabdiqaadir Jirde ayaa Guddida Fulinta warbixino ka siiyay marxaladda siyaasadeed ee dalku galay iyo qorshaha Xisbigu ku wajahayo.
Xubnaha Guddida Fulinta ayaa dhankooda dood wadaag iyo falanqayn dheer ka yeeshay xaaladda cakiran dalka iyo sidii looga samata-bixin lahaa.

Kulanka ayaa laga soo saaray go’aammo muhiim ah oo xisbigu ku wajahayo jid-gooyada iyo carqaladaha xukumadda Kulmiye hor dhigayso doorashada Madaxtooyada ee 13 November qorshaysan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker