Daawo: Xoghayihii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Ucid Oo Is-casilay.
Daawo: Xoghayihii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Ucid Oo Is-casilay. Xoghayaha ayaa Dhaliilay Qaabka ay U dhisan Yihin Axsaabta Siyaasadeed ee Somaliland , Waxanuu Xoghayuhu Sheegay inay U dhisan Yihiin Qaab Qabiilaysan ee aanay U dhisnayn Qaabkii Dimuqraadiga ahaa ee La Rabay inay U dhisnaadaan