Daawo: Tartankii Koobka Qaramada Africa oo ka dhici lahaa dalka Cameroon Gabi ahaanba La joojiyay
Daawo: Xidhiidhka Ku Badda Cagta ee Qaarada Africa oo ku Dhawaaqay in Gabi ahaanba La BaaJiyay Koobkii Qaramada Africa ee Loo yaqaano CAF, Tantankan ayaa ka Dhici lahaa Dalka Cameroon oo ku Yaalla Galbeedka Qaarada Africa .
Hadaba Warkaas iyo kuwo kale oo dheeri ah Halkan Hoose ka Daawo:
https://youtu.be/Dy6mumK8Kak?t=2