Dawladda Somaliland Oo Beenisay War Lagaga Baahiyey Baraha Bulshada
Mas’uuliyiinta Wasaarada Arimaha Gudaha u Weheliyo Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dowlada Somaliland ayaa Beeniyay Qoraal lagu baahiyay baraha bulshada oo la xidhiidha inan la sheegay inay shaqaale ka ahayd Wasaarada Arimaha gudaha oo Tacadi shaqo loo gaystay.