Daawo: Cabdilaahi Jawaan Oo Hogaamiyayaasha Xisbiyada JSL Kula Taliyay inay Dhisaan Aqoon Tooda
Daawo: Cabdilaahi Jawaan Oo Hogaamiyayaasha Xisbiyada JSL Kula Taliyya inay Dhisaan Aqoon Tooda, Waxaanuu Siyaasigu Sharaxaad dheeri ah ka Bixiyay Qawaaniinta dhanka Doorashada iyo Marxalad Walba Cidda Awooda Sharci U leh.