Daawo: Dood adag ayaa lagaga hadlay Jinsiyada Muwaadinka Somaliland iyo Nooca ay Noqoneyso
Daawo: Dood adag ayaa lagaga hadlay Jinsiyada Muwaadinka Somaliland iyo Nooca ay Noqoneyso, Doodan oo lagu qabtay Magaalada Hargaysa ayay ka Qayb galeen Siyaasiyiin kala socota Axsaabta Siyaasada Somaliland Ururada Bulshada iyo Aqoon yahan kale oo Badan
HADABA FAKARADII KALA DUWANAA EE LAGA JEEDIYAY MADASHA HALKAN HOOSE KA DAAWO