Daawo:Xildhibaan Buubaa Oo Waxba kama jiraan ku Tilmaamay Imaatinka Madaxwayne Farmaajo ee Hargaysa.

Daawo:Xildhibaan Buubaa Oo Waxba kama jiraan ku Tilmaamay Imaatinka Madaxwayne Farmaajo ee Hargaysa. Arrintaasna waxaa uu Sharaxaad dheeri ah kaga bixiyay Mar ay Warbaahintu Suaalo ka Waydiisay Warka Sheegaya inuu Madaxwaynaha Dawlada Federaalka ah ee Somalia Maxamed Cabdilaahi Maxamed (Farmaajo ) Maalmaha Soo Socda ku soo wajahan yahay Somaliland.

WARKAAS XILDHIBAANKA OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DAAWO:

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker