Uganda oo Kharash La’aan Awgii usoo daabuli la’ ardeyda Ku Xaiyran Gobolka Wuhan Ee China

Dowladda Uganda waxay sheegtay in kharash badan uu ku baxayo kireynta diyaarad soo daabusha ardeyda u dhalatay dalkaas ee ku xayiran magaalada uu ka dilaacay caabuqa Corona ee Wuhan ee Shiinaha.

Balse Uganda waxay sheegtay in ardeyda gaadheyso 105 ay siineyso taakuleyn dhaqaale.

Hadda ma jiraan qorsheyaal dowladda Uganda ay kusoo daabuleyso ardeyda ku sugan Shiinaha, waxaana baarlamaanka Uganda ka dhacday dood ku aadan arrintaas oo lagu kala qeybsamay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker