Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbadiisa Burco Kaga Hadlay Gudagalkii 27 May 1988

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa taageerayaasha KULMIYE ee magaalada Burco iyo deegaannada dhinaca Waqooyi kaga teedsan ee ay degmada Qoyta, kala qaybgalay maalinta labaad ee Ololaha doorashooyinka wakiillada iyo degmooyinka ee xisbiga KULMIYE oo maanta ku beegan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker