Daawo: Suldaanka Beesha Gabooye Oo M/Biixi ka Dalbaday Inuu La Dhamaystiro Masaajid ay Dhisayaan
Daawo: Suldaanka Beesha Gabooye Oo M/Biixi ka Dalbaday La Dhamaystiro Masaajid ay Beeshaasi ka Dhisayso Tuulo ay Samaysteen, Taasoo uu Suldaanku Sheegay inay Daba Socoto Ballan Qaad hore uu Ugu Sameeyay Madaxwayne Biixi