Filimka Hindiga ah ee ka careysiiyay Nepal

Kadib murankii ka dhashay filimka hindi ah oo lagu magacaabo Adipurush ee dalka Hindiya lagu sameeyay, duqa magaalada caasimadda ah ee Nepal Kathmandu ayaa ku dhawaaqay in la mamnuucay dhammaan filimada Hindiga ah.

Duqa magaalada Nepal Balen Shah ayaa uga digay soo saarayaasha filimka inay wax kabedelaan filimka Adipurush muddo saddex maalmood gudahood hadii ta suuragaliweydana, dhaman filimida hindiga ah ay mamnuuc kayihiin Kathmandu.

Bishan June 18-keedii ayay aheyd markii uu duqa magaalada Balen Shah uu amar ku bixiyay in dhammaan hoolalka shineemooyinka ee Kathmandu ay joojiyaan daawashada filimka Adipurush

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker