War-Deg Deg Ah:-Hanti Dhawraha Guud Oo Albaabada Iskugu Dhuftey Xafiisyada Dawladda Hoose Ee Hargeysa Baadhis-na Ku Bilaabay.

Hargaysa-(OWN)- Hanti Dhawraha guud ee Somaliland ayaa waxaa uu galabta baadhis deg deg ah ka bilaabey dawlada Hoose ee Hargeysa isla markaana waxaa uu albaabada iskugu dhuftey isla markaana uu qufushay dhamaan xafiis-yada uu baadhista ka bilaabaayo.

Hanti dhawraha guud oo warbaahinta la Hadley waxaa uu sheegay in uu baadhis buuxda ka bilaabay xarunta dawlada Hoose ee Hargeysa.

Wararkan Faah-faahintiisa La Soco Goor Dhaw

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker