Dhegayso: Somaliland oo Heegan uga jirta Iska Ilaalinta Cudurka Coronavirus
Somaliland ayaa sheegtay inay Heegan galisay Shaqaale iyo Dhakhaatiir kuwaasi oo ay sheegtay in si gaar ah loogu Tababaray hubinta iyo baadhista Cudurka Coronavirus ee ka dilaacay Dalka Shiinaha balse ku faafay meelo kale oo dunida ah.
Cudurkan waxaa illaa iyo hadda la Xaqiijiyey Waxaa Aduunkoo dhan U Dhintay in ka badan 170 qof, ayada oo kumanaan kalena ay la il daranyihiin.
WARBIXINTAAS OO DHA,AYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO: