Dhegayso: Dhallinyaradii ka tagay Mareykanka ee ku biiray Al-Shabaab
Qaar ka mid ah dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ka Tegay dalka Mareykanka, ee ku biiray Ururka Al-Shabaab, oo qaarkood hadda kasoo goostay ururka iskuna dhiibay Dowladda Soomaaliya.
Laba ka mid ah dhallinyaradan oo la hadlay barnaamijka Ka Baxa Idaacada VOA Qaybteeda Afka Somaliga balse Codsaday inaan codkooda la baahin,
HADABA BARNAAMIJKA OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO: