Mudaharaado lagaga Soo Horjeedo Masaajido lagu Gubay Deegaanka Amxaarada oo ka Dhacay Jigjiga
Magaalada Jigjiga ee Xarunta u ah Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoiobiya waxa Maanta ka socda mudaharaado waawayn oo laga gasoo hor jeedo masaajido lagu gubay Deegaanka Amxaaradda ee dalka Itoobiya.
Boqolaal qof ayaa si nabdoon siugosoo baxay badhtamaha magaalada, iyadoo markii danbe la arkayay booliska magaalada oo kala diraya dadka isku soo baxay, sida ay wartabiyayaashayada oo goobta ku sugani noo xaqiijiyeen.
Rasaas ay rideen ciidanku ayaa ku dhacday dad shacab ah iy
adoo la sheegayo hal qof oo dhaawac ah. Wali kamay hadal xukuumadda deegaanku khasaaraha ka dhashay mudaharaadka maanta socda.
Masaajido ku yaala deegaanka Amxaaradda ee dalka Itoobiya ayaa dab la qabadsiiyay maalmihii lasoo dhaafay, arintaas oo ay ka dhalatay cadho xoogani