Guddoomiyaha Gobolka Sool oo Daah-furay Barnaamijka Shaqo-Qaran iyo Kulamo uu la yeeshay Guddi loo xil-saaray
Laascaanood (OWN)- Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddi loo xil-saaray inay soo diiwaan-geliyaan Dhalinyarada gobolka Sool ee ka qayb-galay wejiga labaad ee Barnaamijka shaqo Qaran oo ka bilaabmay dalka dhawaan.
Faafaahinta Warkan hoos ka daawo