Kulankii Hoggaamiyeyaasha Labada Xisbi Mucaarad iyo Madaxweyne Muuse Biixi oo lagu kala kacay
Hargeysa (OWN)- Kulan maanta madaxtooyada ku dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyeyaasha labada Xisbi mucaarad ee UCID iyo WADDANI, ayaa natiijo la’aan ku soo dhammaaday kaddib markii ay labada dhinac isku af-garan waayeen qodobbo fulintooda loogu ballansanaa kulankan.
Faahfaahinta warkan kaga bogo muuqaalka hoose
https://www.youtube.com/watch?v=stTEsrNhF2A