Dawladda Iran Oo Sheegtay Inay Si Aan Ula kac Ahayn Usoo Riday Diyaaraddii Rakaabka ee Ukrainian

Dawladda Iran ayaa  sheegey in si aan ula kac ahayn   ay u soo rideen diyaarad rakaab oo laga lahaa Ukrainian,sida uu baahiyay telefishinka qaranka Iiraan.

 

Bayaan la baahiyay saaka ayaa lagu sheegay in falkani uu ku dhacay oo burburka diyaarada uu ka dhashay”khalad uu bina’aadam sameeyay “.

Dadkii masuulka ka ahaa ayaa lala xisaabtami doonaa, sida bayaan laga baahiyay telefishinka lagu sheegay.

 

Iran ayaa horey u diiday warar sheegayay in diyaaradda ay soo dhacday ka dib markii uu haleelay gantaal ay Iiraan riday.

Diyaaradda oo laga lahaa Ukraine ayaa waxay burburtay Arbacadii waxaana ku dhintay dhamaan rakaabkii saarnaa oo dhanaa 176.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker