Qodobo Laga soo Saaray Kulankii Xisbiyadda Iyo Madaxwayne Biixi Ee Maanta ka Dhacay Madaxtooyada.(Akhriso)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo uu Wehelinaayo madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay Guddoomiyeyaasha Xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), waxana kulankaas lagaga wada hadlay Arrimo badan oo la Xidhiidha xaaladda guud ee Soomaaliland.
Kulanka madaxweynaha iyo guddoomiyeyaasha xisbiyada UCID iyo WADDANI ayaa diirrada lagu saaray: sidii Xal Looga Gaadhi Lahaa Muranka KU Salaysan gudida Doorashooyinka Qaranka

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafaded laga soo saarey;

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker