Dhegayso: Maxay qaxootiga Soomaalida ka doonayaan shirka Geneva?
Shir caalami ah oo ku saabsan arrimaha qaxootiga islamarkaana ay ka qayb galayaan madaxda dunida iyo kuwa shirkadaha gaarka loo leeyahay ayaa maanta ka furmay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.
Shirkan ayaa waxaa looga hadlayaa sidii loo heli habab cusub oo lagu gargaaro dadka qaxootiga ah ee ku kala fidsan daafaha dunida.
Haddaba qaxootiga Soomaalida ee ku jira xerada Dhadhaab ayaan weydiinay waxa ay iyagu doonayana in loo qabto.
Waa kuwan qaar ka mid ah codadka qaxootiga Soomaalida ah oo uu soo duubay.
https://youtu.be/_K5CjK5cySw