DAAWO: Suuq ku yaala Hargaysa oo Dab ka kacay iyo Khasaaraha ka dhashay
Hargaysa: (OWN) Suuq Cusub oo Magaalada Hargaysa ku yaala ayaa Gubtay ka dib markii uu dab ka kacay Suuqan oo dhawaan laga hirgaliyay Magaalada Hargaysa ayaa Waxa goobta soo gaadhay Ciidamada Dabdamiska waxaanay ka warameen Khasaaraha uu gaystay dabku