Madaxweyne Muuse oo Dalacsiiyey Sideed Sarkaal oo ka Tirsan Ciidanka Qaranka

Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland , Muuse Biixi Cabdi ayaa sideed sarkaal oo ka mid ah ciidanka qaranka Somaliland

Saraakisha oo isugu jira dhakhaatir iyo qaar ku takhasuusay qaybaha ciidanka mellateriga ayaa dalacsiinta gaadhsiiyey oo garbahooda ku tolay taliyaha ciidanka qaranka Somaliland , Sareeyo gaas Nuux Ismaacil Taani.

 

  1. Gaanshaale dhexe ,Saciid Aadan Cabdi ,
  2. Gaanshaale dhexe , Dr Asad Cabdi Axmed ,
  3.  Gaanshaale dhexe , Dr Mukhtaar Maxamed Jaamac

4 .Gaanshaale dhexe Axmed Ciise Axmed

  1. Gaanshaale dhexe , Maxamed Daahir Sharbi
  2. Gaanshaale dhexe , Dr Cabdow Maxamed Cali
  3. Gaanshaale dhexe , Axmed Dagaal Dhimbiil
  4. Gaanshaale dhexe ,Dr Axmed Cabdilaahi (Axmed Shaadi)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker