Weriye Darwiish Oo Mar kale Xorriyaddiisii Loosoo celiyey
Maxkamadda Ceerigaabo ayaa maanta xorriyaddiisii usoo celisey Weriye-Darwiish oo ka hawlgala Television-ka Somali Cable kaasoo muddo 24 saacadood ah xabsiga dhexe ee Ceerigaabo kuxidhnaa kaddib markii maalintii shalayto uu xadhiggiisa amray guddoomiyaha maxkamadda degmada Ceerigaabo Maxamed Axmed Olol.
Oodweynenews.com