DOOD: Faaqidaadda Xiisadda Siyaasadeed Ee Somaliland

Barnaamijkii Faaqidaadda todobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay siyaasadda Somaliland, gaar ahaan muddo kororsiga iyo dib u dhacyada doorashooyinka ee soo celceliya muranka siyaasadeed ee xukumadda iyo mucaaradka. Waxaa Hargeysa nooga soo diray Khadar Maxamed Cakulle.

Halkan hoose ka dhagayso

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker