Maamulaha Guud ee Sariflaha Qaasim ( Kaash Wayne)) ayaa ugu Bushaaraynaya Bulsho waynta Soomaaliyeed Gaar ahaanna Reer Somaliland,
Maamulaha Guud ee Sariflaha Qaasim ayaa ugu Bushaaraynaya Bulsho waynta Soomaaliyeed Gaar ahaanna Reer Somaliland,
inuu Idiin Daahfuray Sarifle Aad Lacagtaada kaga badalan kartid Goor walba Qiimihiisuna Macquul yahay isla Markaana ka Madhan Ribo