Sagaal qof oo ku aasmay goob ay dahab ka qodanayeen

Sagaal qof ayaa nolosha ku aasmay kadib markii ay kusoo duntay goob ay qodanayeen dahab oo ku taal Turkiga.

Wasiirka arrimaha gudaha Turkiga Ali Yerlikaya ayaa sheegay in uu socdo howlgal gurmad badbaado iyo baaritaan oo deg deg ah.

Dad ka badan afar boqol oo qof ayaa ka qeybqaadanaya howlgalkan.

Wasiirka ayaa sheegay inay dadka kusoo duntay dhoobo culeyskeedu dhan yahay toban milyan oo kiyuubik mitir.

Dhoobada dareereysay ayuu ilbiriqsi walba jaraysay masaafo dhan toban mitir

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker