Madaxweynaha Faransiiska Oo Aqalka Madaxtooyadiisa Paris kusoo Dhaweeyay Ra’iisul Wasaare Kheyre
Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa aqalka madaxtooyada dalkiisa kusoo dhaweeyay wafdiga uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ee ka qayb gelaya madasha Nabadda Paris ee dalka Faransiiska.