Daawo: Raiisul Wasaaraha Pakistan oo Wajahay Mudaharaado Lagaga soo horjeedo , Laguna Dalbanayo inuu Iscasilo.
Daawo: Raiisul Wasaaraha Pakistan oo Wajahay Mudaharaado Lagaga soo horjeedo , Laguna Dalbanayo inuu Iscasilo. balse Rassil wasaare khaan ayaa si adag uga jawaabay banaanbaxayaasha taasoo uu sheegay inaanu waligii la heshiinayn Kooxahan,isla markaana aanu Adeecayn dalabkooda
https://youtu.be/wuu2qqGTpes