Daawo: Madawayne Trump oo Gurigiisii New york uga Guuraya Cabsi awgeed
Daawo: Madawayne Trump oo Gurigiisii New york uga Guuraya Cabsi awgeed, Cabsidaas oo uu sheegay inay uga Timi Siyaasiyiin si aad ah u Neceb isag , madaxwayne Donald Trump ayaa sheegay inuu Go,aansaday arintan ka dib markii uu u adkaysan waayay Dhibaatada ay ku hayaan Masuuliyiintaas uu sheegay inay isaga u maleegayaan qorshayaal ka dhan ah
https://youtu.be/mYVzwMdTD9U