Fariin Caafimaad
Ogeysiis: Fariin caafimaad oo ku saabsan xannuunka Chikungunya virus ee ka dillaacay Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa lagaga horti karaa cudurkaas fariintan qoraalka ah ee ku lamaan sawirkan, qofkii sii gudbiyaana waxa uu ka helli doonaa xasanaad.