Daawo: Waraysi uu Wariye Hereri Dalka Turkiga Kula Yeeshay Kornayl Caare
Daawo: Waraysigii ugu Xiisaha Badnaa Wariye Hereri oo Dalka Turkiga Kula Kulmay Kornayl Caare, Kornayl Siciid Cawil Caare oo Hogaamin jiray Jabhadii la Magac baxday Dulmi diid ayaa dhawaan sheegay inuu gali doon Qaybna ka Noqon doon Siyaasadda dalka