Dood kulul dhex dhigay xubno reer Khaatumo ah iyo xisbiyada Somaliland.

Barnaamijka Somaliland USA Program ee Tempo Afric TV wuxuu wiigan dood kulul dhex dhigay xubno reer Khaatumo ah iyo xubno ka mid ah xisbiyada Somaliland. Doodan waxa lagu falanqeeyay xaalada siyaasadeed ee Somaliland iyo heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland.

Mohamud Sh Abdi Yusuf (Geedwareershe)

Bahda Tempo Afric TV Somaliland USA Program

Minneapolis, Minnesota, USA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker