Daawo: Dawladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka oo Cabsi awgeed Bilaabay inay La Heshiiyaan Iiraan, ka dib markay Garwaaq sadeen inaan Maraykan difaacayn
Daawo: Dawladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka oo markii ay ka quusteen inay Dawladda Maraykanka ku Khuukhiyaan inuu Tallaabo Milatari ka Qaado Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan , ayaa Waxaa imika Muuqata inay U baratamayaan sidii ay Isaga Qabeejin lahaayeen isla markaana ay baratan ugu jiraan Xarunta Beershiyaanka Maskaxda Badan ee Tehraan waxay Arinkaas u Xilsaareen sidii uu uga kala dabqaadilahaa Raiisul wasaaraha Pakistaan MR Cimraan KhAAN OO Isigu durbadiiba bilaabay Safaradiisa Heshiisiinta Labada Dhinac waxaanuu markiiba Booqashu ku Tegay Caasimadda Iiiraan ee Tehraan si uu ula kulmo Madaxwayne Hassan Rouhani iyo Xukuumadiisa Awooda badan
Warbixintaas oo muuqaal Ah halkan hoose ka daawo;
https://youtu.be/JVSVcme95_4