Daawo: Abwaan DAAHIR GORGOR Oo Tiriyey Gabayga (SAMO TALIS) Uu Ku Sharfay Suldaanka Guud Ee Somaliland
DAAWO: ABWAAN DAAHIR GORGOR OO GABAY AAD U CAJIIBA OO LA MAGAC BAXAY (SAMO TALIS) ISLA MARKAAN KU SOO SHARFAY SULDAANKA GUUD EE SOMALILAND SULDAAN MAXAMED SULDAAN ABDIQAADIR .
OGAYSIIS : WAXAA LA OGAYSIINAYAA DHAMAAN UMADA SOMALILYEED GAAR AHAAN KUW A XIISEEYA SUUGAANTA , IN AAD SHAMAKADDA OODWAYNENEWS SI TAXANE AH UGALA SOCON DOONTO , SILSILAD CUSUB OO HALXIDHAALE AH ISLA MARKAANA LA MAGAC BAXAY (XIDIGAHA SHAXDA) TAASOO UU U SOO BANDHIGI DOONO ABWAAN DAAHIR GORGOR ,
MARKAA WAKHTIGA LA BILAABAYANA WAXAANU IDIINKA SOO SHEEGI DOONAA GABAAL
SILSILADAAS OO UU USOO BANDHIGI DOONO ABWAANIINTA SOMALIYEED SI AY UGA SOO JAWAABAAN HALXIDHAALAHA KU JIRA .
WAXAA ISKU DUBA RIDAY
SUXUFI SINYOORE
https://youtu.be/ShH67-4jmgk