Wargalin Cidii Aragta Haweenay Xanuusanaysa

Waxa lagu wargalinayaa dhammaan bulsho waynta ku dhaqan caasimadda magaalada Hargeyeysa iyo Nawaaxigeeda cidii aragta gabadh Da’deedu tahay  21 Jir oo  Xanuunsanaysa midabkeeduna maariin dhalaal yahay kana soo Lutay Magaaladda Muqdisho gaar ahaana Xamar,Magaceedana La,yidhaahdo Siraad Maxamed Cabdule

Isla markaana Eheladii dhashay Inantaasi loogu soo  sheegay in lagu arkay caasimadda Hargeysa Dhexdeeda iyadoo mareysa.

Hadaba Cidii Aragta Haweenaydaasi Xanuunsanaysa waxa si Naxariis leh Looga Codsanayaa inay ku soo hagaajiyaan Nampers ka 0634699390-0636601975 ama Dukaanka Dharka ee ELITE TAILOR ee/Radio Hargeysa

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker